OGAYSIIS WAXAA LA OGAYSIINAYAA DHAMAAN SHACAB WAYN AHA KU DHAQAN CAASIMADA HARGEISA IN NEW CIRICUS SOMALILAND AY IDIIN QABAN DOONTO SHOW AAN HORE LOOG BARAN HAVOYOKO GOOBTU WAA JIGJIGA YAR GAAR AHAAN GAROONKA KUBADA CAGTA EE DHALINTA TAARIIKHDUNA WAA 15/10/2011 KASOO QAYB GALKIINUNU WAA NOO MUHIM
No comments:
Post a Comment